Yaa Hortaagan Gobalnimada Gabiley

Yaa Hortaagan Gobalnimada Gabiley ?

Markii ay dalka qabsatay dawladda wakhtigeedu dhamaaday ee kulmiye ayay waxay doorashada iyo ololaheedii ay ku gashay in ay ansxin doonaan haddii ay ku guulaystaan talada dalka, waxaa is weydiin leh maxaa ka hor taagan wataa ku guulaysatay taladii dalka?

Waxaana gobal nimada gabiley hortaagan dawalada hadda joogta ee fadhiiska ee hadana mar labaad inaga doonaysa cod….

Haddaba anigoo ah Gudoomiyaha madasha midnimadda dhalinyaradda iyo Aqoonyahanka(Talo-maal hoodaale) CABDIRISAAQ AHMED HUUNO oo ay I wehelinayaan Qaar ka mid ah xubnaha sarsare ee Talo-maal, hoodale, Ayaanu dhawaan ku qabanay shir’jaraaid ku qabanay casimada hargaysa waxaana uu kaga warbixiyay baahiyaha iyo dhibaatoyinka ku gedaaman gobolka gabiley iyo waqooyiga hargaisa waxaanu yidhi sidan,

Waxaanu shirka jaraaid u Qabanayn oo aanu ka adkaysan waynay baahiyaha ka jira deegamadii.Aanu kasoo jeednay iyo Dhibaatoyinka haysta dadkayagii Kulmiye oo ah Xisbul xaakimku

Waxaa,uu.ahaa xisbigii codka ugu badan ka helay wakhtigii uu mucaaridka ahaa madaxwaynaha hadda taladda,haya waxaa jirtay Balan-qaadyo uu u sameeyay guud ahaan gobolka Gabiley

Baahiyaha gobolka waxaa ka mid ah

1: Baahidda caafimaadka

2:Baahida waxbarashadda

.. 3 .Shaqo la’aan ku habsatay da’yartii

Meelaha ugu liita Gobolka waxaa ka Mid ah Degmadda Allaybaday oo ahayd degmaddii codkeeda oo dhan U hibaysay Xisbiga Kulmiye Allaybaday waxaad mooda oo.ay u Eekatay Xero-lo’aad , malaha adeeg Caafimaad oo tayo leh ma laha adeeg waxbarasho oo goobihii wax lagu,baran,lahaa Xoolaha lagu xereeyaa guud ahaan gobolku baahiyahaas ayuu ka simanyahay

Sidoo kale waxaa,baahidaa mid la midda Qaba waqooyiga hargaisa

Markaanu Aragnay.xaaladaha Waxaanu Go’aan sanay inaanu

Guud ahaanba iskaga baxno xisbiga iyo xukuumadda kulmiye

Waxaanu isla waafaqnay in xisbigii Aanu codka iyo cududa kusoo.sarnay uu nagu wacad furay

Waxaanu u sheegaynaa,bulshadda yadda meelkasta oo.ay joogan in ayna kulmiye waxba.innoo ool

Waxaa kale oonu u sheegaynaa inaanu.Sahan ugu maqanahay

Oo Aanu dejin doono meel ku haboon

w/q: cabdirisaaq axmed huuno

tell: 4743504

Advertisement

Ku Xayeysiiso