War Deg Deg Ah : Madxaweynaha Jsl Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo ) Hadda Magalada Hargeysa Soo Gaadhay

War Deg Deg Ah :Madxaweynaha Jsl Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo ) Hadda Magalada Hargeysa Soo Gaadhay Safar Shaqo Oo Uu Mudo Ugu Maqana Qaar Ka Mid Ah Gobalda Bariga Oo Uu Kaga Qayb Galay Xadhig Ka Jarida Mashrici Horumarineed Oo Laga Hirgeliyey Gobolada Bariga Jsl

Waxan Safarkani Ku Wehelinayey Xubno ka Tirsan Golaha Wasirada Somaliland Iyo Masulin kale .

Gordhow Ayaa La Filaya In Uu Warbaahinta La Hadlo Afhayeenka Madxatoyad Somaliland

Advertisement

Ku Xayeysiiso