War Deg Deg ah: Komishanka Doorashooyinka oo Ku dhawaaqay Liiska Codbixiyayaasha Hordhaca ah…

Hargeysa(ToggaHerer) Liiska Codbixiyeyaasha Hordhaca ah ayaa ay shaaciyeen Komishanka Doorashooyinka Qaranku.
Liiska Hordhaca ah ayaa ah sidan Gobol kasta.

1. Togdheer 178,506
2. Awdal 147031
3. Saaxil 78,842
4. Sool 71,096
5. Sanaag 85,222
6. Hargeisa 312, 634

Tirada Guud 873,338

Faahfaahinta Warkan kala Soco ToggaHerer.

Advertisement

Ku Xayeysiiso