Tahaniyad meher Axmedmuuse X.Nuur Hoodo Yusuf Muxumed

Maxamed mawlid Aadan iyo xaaskiisa
Aadan maxamoud faarax (sikawi)iyo reerkiisa
Mustafe qorane(mustafe dheere) iyo reerkiisa Axmed Faarax iyo reerkiisa Saciid aw cali caraale iyo reerkiisa qaali jihaad iyo caruuryeeda cabdi mawlid iyo reerkiisa Rooda Aadan, Axmed cali (odey)iyo reerkiiaa maxamed cabdi (canfari)

Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

AXMEDMUUSE X.NUUR

HOODO YUSUF MUXUMED

Oo meherkoodu ka dhacay Bristol uk
Waxanu dhamaantayo leenahay
Noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado ubad
Khayr qabana illaahay kala siiyo .
Waalidkiin,Tolkiin , Xidid,Xigto iyo dhamaan muslimiinta noqda kuwii anfaca
Ee loo aayo
Aamiin Aamiin Aamiin

Advertisement

Ku Xayeysiiso