Deg Deg :Heshiiskii Somaliland Iyo Imaaradka Ee Saldhiga Berbera Oo Qalinka Lagu Duugay.

Waxaa Dawladaha Imaaraadka Iyo Somaliland si rasmi ah u saxeexeen Heshiiska Saldhiga Militari Dawladda Imaaraadku kaga sameesanayo Dalka Somaliland .

Sidoo kale Dawladda Imaaraadka Carabka ayaa dhawaan si wayn uga qeyb-qaadanaysaa, Gurmadka Abaaraha, iyadoo Raashin kala duwan dhawaan soo gaadhsiin doonta Dalka Somaliland .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso