Tacsi Geerida Marxuum Axmed Adan Indhayare Kuna Magac Dheeraa Dalmar.

Waxa Sacaad Ka Hor Maanta Oo Jimce Ah Bishuna Tahay 17ka March 2017 Ku Geeriyooday Magaalada London Axmed Adan Indhayare Kuna Magac Dheeraa Dalmar.

Halkan Waxa Ka Tacsiyadaynaya Dadkan Hoos Ku Qopran:

Xuseen Meigag Samater

Adan Suldan Abdirahman Suldan Deriye
Rasheed Ali Meigag Samater
Axmed Abdillahi Warsame Qallax
Siciid Yusuf Meigag Samater
Abdiraxman Abadir Meigag Samater
Abdillahi Ibrahim Koronkorro
Maxamed Goole
Maxamed Boobe
Khadar Abokor Dheere
Fuaad Cubeed
Abdi Karim X Nur
Maxamed Cali Al-Rumayshi
Iyo Dhammaan Jaaliyaddda Somalilasnd Ee Deggan Uk Khaasatan Woqoyiga London Iyo Xaafadda Harigay.
Waxay Dhammantood Ilaahay Uga Baryaayaan In Ilaahay Godka U Nuuro Naxriisii Jannona Ka Waraabiyo Qoyskii Carruurtii Iyo Qaraabadiisana Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo
Aaammiin

Advertisement

Ku Xayeysiiso