Wardegdeg ah : Gudaha ka akhri: magacyada iyo qabiilada ra’iisul wasaare Khayre oo golihiisa wasiirada..

Ra’isul wasaaraha DF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa wada latashiyadii ugu dambeysay ee soo dhisida xukumadda oo si weyn loo wada sugayo.
Mudada uu haysto Ra’isul wasaaraha ayaa haatan kooban, waxaana warar hordhac ah oo aan helnay ay sheegayaan in liiska golaha wasiirada ay diyaarsan yihiin.
Wararka ayaa intaas ku daraya in golaha wasiirada ay noqon doonaan kuwa beelaha ay uhelaan si isla eg oo aysan jiri doonin nidaamkii hab beeleedka ee 4.5-ka
Si kastaba,Warbaahinta Togaherer  ayaa ogaaneysa in subaxa hore ee arbacada oo ah 15-ka bisha lagu dhawaaqi doono liiska golaha wasiirada, hadii uusan isbadal deg deg ah ku dhicin xogta aan heleyno.
Liiska xubnaha la filayo iney kasoo muuqdaan wasiirada cusub ayaa waxaa ku jira magacyo cusub iyo kuwa si weyn looga yaqaano Soomaaliya.
BEESHA DAAROD
Maxamed Jaamac Mursal Geelle ( Ogaadeen)
Jaamac Ceeydid ( Dhulbahante)
Maxamed Maxamuud Caalim (Dishiishe, Axmed Harti, Daarood)
Jamaal Maxamed Xasan ( Warsangeli )
BEESHA HAWIYE
Maxamed Ibraahim Cali CAJIIB (Abgaal, Wacaysle )
Cabdirisaaq Cumar Maxamed ( Xawadle )
Saciid Nuur Giriish ( Habargidir, Ceyr )
Yuusuf Axmed Xasan Jeego (Gaaljecel)
BEESHA DIR
Ridwaan Xirsi Maxamed ( Isaaq, Habar Yoonis ) Raisal Wasaare kuxigeen
Bashiir Sheekh Cumar Good ( Samaroon, Reer Nuur)
Cabdullahi Cabdi Carab ( Dir , Surre )
Axmed Gaboobe Ugaas bile ( Dir, Gaadsan)
BEESHA DIGIL & MIRIFLE
Cali Sicid Fiqi ( Digil / Tunni )
Ismaaciil Axmed Aadan Polio ( Digil / Dabare)
Cabdifitax Geesey ( Mirifle / Leeysan )
Aadan Maxamed Nuur ( Mirifle / Hadame )
BEESHA SHANAAD
Fahad Yaasin Xaji Dahir ( Reer Aw-Xasan / Reer Aw-Mahdi )
Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)
Khadiija Maxamed Diiriye (Yaxar)
Maryan Qaasim (Kulmis)
Share this:

Advertisement

Ku Xayeysiiso