Qarax Xoogan oo ka dhacay Agagaarka Hotel Weheliye ee Magaalada Muqdisho.

Qarax xoogan ayaa daqiiqado ka hor waxa uu ka dhacay agagaarka Hotelka Weheliye ee Magaalada Muqdisho , qaraxaan ayaa sida la sheegay waxa uu sababay qasaaroyin kala duwan.

Wararka waxa ay sheegayaan in qaraxaan gaadhi loo adeegsaday mana cadda qasaaro rasmiga ah ee uu qaraxa sababay .

Advertisement

Ku Xayeysiiso