Daawo: Wasiirka Kaluumaysiga Somaliya Oo Ka waramay Goobta uu joogay markii Qaraxa lala Beegsanaaye

Daawo: Wasiirka Kaluumaysiga Somaliya Oo Ka waramay Goobta uu joogay markii Qaraxa lala Beegsanaaye

Wasiir Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya Maxamed Cumar Ceymooy oola hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay waraka sheegaya in qarax lala beegsaday gaadhigiisa oo marayay wadda Maka-lamukarama ee magaalada Muqdisho. Maxamed Cumar Ceymooy ayaa sheegay in waqtiga uu qaraxu dhacayay aanu ku sugnayn gooobta oo aan lala eegan isaga lkn waxa uu xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen laba ka mida Ilaladiisa. Waxa uu sheegay in hadda uu isagu caafimaad qabo laakiin ay jirto kaliya in laba ka mida ilaladiisa ay dhawacmeen.

Advertisement

Ku Xayeysiiso