Ciidanka Ilaalada Wadooyinka iyo Kastamka Cashuuraha Bariga ayaa Siwada Jir ah Magalada Burco Uga Bilabay Hawlgal ay ku Ururinayaan Baaburta

Ciidanka Ilaalada Wadooyinka iyo Kastamka Cashuuraha Bariga ayaa Siwada Jir ah Magalada Burco Uga Bilabay Hawlgal ay ku Ururinayaan Baaburta Aan bixin LIx biloodkii Cashuurta Sanadka iyo darawalada aan haysan Liisankii Wadida Gaadiidka.

Waxaanay Ciidanka Wadooyinka ee loo Yaqaan tarafiigu ayaa saaka lagu arkayeyy halbowlayasha wadooyinka waaywayn ee Magaalada burco, iyagoo ciidanku mid mid u waydiiyeyn darawalada gaadiidka liisankoodii darawalnimo.

Waxaanay Ciidanku xareenayeyey gawaadhida ay ka waayaan Cashuurtii Lixbiloodka iyo weliba Darawalada aan Sidan Liisan darawal nimo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso