Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Dalka Dib ugu Soo laabtay Ka Dib Safar uu ku Tagay Dalka Ingiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ku soo laabtay Dalka ka dib safar uu ugu baxay 18-kii February dalka Uk, halkaas oo uu madaxweynuhu ku joogay fasaxisii sanadlaha ahaa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ku soo laabtay Dalka ka dib safar uu ugu baxay 18-kii February dalka Uk, halkaas oo uu madaxweynuhu ku joogay fasaxisii sanadlaha ahaa.

Madaxweynuhu markii uu dalka ku soo laabtay waxa si balaadhan loogu soo dhaweeyey madaarka Egal International Airport, isagoo uga soo kicitimay dhinaca magaalada waxaana wadooyinka hareero tubnaa dadweyne ka mida shacbiga caasimada Hargeysa una diyaar ahaa soo dhawaynta madaxweynaha qaranka,isagoo madaxweynuhu u degay qaar ka mida dadkaasi lana hadlay, ugana mahadnaqay sida qiimaha leh ee ay u soo dhaweeyeen    

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Advertisement

Ku Xayeysiiso