Guddida Doorashooyinka Qaranka waxa ay shacabka Somaliland ka tacsi-yadeenayaan geerida ku timi Alle ha u naxariistee Marxuun Cabdiraxmaan Cisman Raage oo xalay dalka Canada ku geeryooday.

Guddida Doorashooyinka Qaranka waxa ay shacabka Somaliland ka tacsi-yadeenayaan geerida ku timi Alle ha u naxariistee Marxuun Cabdiraxmaan Cisman Raage oo xalay dalka Canada ku geeryooday.

Guddida Doorashooyinka Qaranka iyo dhamaan shaqaalaha komishanka qaranka waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuun Cabdiraxmaan Cismaan Raage oo habeynkii xalay ku geeryoodday dalka Canada.

Dhammaan Guddida doorashooyinka qaranku waxay Marxuunka Alle uga baryayaan inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo qoyskii, qaraabaddii iyo dhamaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay Marxuun Cabdiraxmaan Cismaan Raage Samir iyo iimaan ka siiyo.

Allaa mahad leh

Afhayeenka NEC

Komishaneer Saciid Cali muse

Advertisement

Ku Xayeysiiso