Shirkada SO! Sogasho Oo Doormihiima Ka Ciyaartay Dhiirigalinta Dhalinyarada.

 

SO!  waa shirkad bixisa xadhiga awooda badan ee fibre optic waxa ay door mihiima ka ciyaarataa shaqo abuurka dhalinyarada dalka,shaqaalaha shirkada ka shaqeeyaa dhalinyaaro ayaa ay u badan yahiin, waxaa sidookale shirkadu ka qayabqaadataa hawlaha dhalinyarada Somaliland iyadoo shirkada SO!LTD  ay door wayan ka qaadatay xafladii maalinta dhalinyarada Somaliland ee SONYO qabatay waxaanay u suurto galisay in si toosa loo daawado xaflada waxaanay sidoo kale shirkadu hirgalisay dawashada tooska ah ee ciyaaraha kooxaha heerka 1aad ee caasimada oo ka socoda garoonka hargysa stadium oo shirkadu kaga qayab qaadatay xadhiga awooda badan ee fiber optic ee intarnetka kaasi oo ah ka ugu xawaaraha badan internet ka laga is ticimaalo qaarada Africa iyo madaqada geeskaAfrica iyadoo gaygi soomalilanad ay shirkada SO! sogasho ay tahay shirkada hogaaminayasa intarnetka baahinaha tooskaana awood u le in ay bixiso khad internet oo awoodbadan shirkadu waxa ay qayb ka qaadanaysaa horumarinta dhalinyarada iyo shaqo abuurkooda iyo sidii looga baajin lahaa tahriibta waxanay shirkadu  ardayda jamacadaha dhamaysay ay u qabataa tartan aqoontoda iyo khibradooda kor loogu qaadayo taasi oo loo diro shaqooyin dhaba oo ay ku tartamaan labada qof ee ugu sareeyana shaqo ayaa ay shirkadu siisaa sidoo kalana ardayda jaamacadaha dhigta waxa loo jabiyaa adeegyada ay shirkadu qabato iyadoo sixir gaara laga siiyo MIFI intarnerka ee shirkada waxa ay shirkadu doormihiima ka qaadataa ciyaaraha dalka iyadoo dhalinyarada ka caawisa halka dirska, ciyaarahii gobalada ee ugu dambeeyayna si toosa ciyaaraha u soo gudbinaysay gobaladana ka caawisay dhinacayo badan, doorka dhalinyarada ee shirkadu maaha mid aan ku soo koobi karo qoraalkan kooban ee wuu ka balaadhan yahay intaa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso