Gudaha Ka Eeg :Hogaamiyaha Khaatumo Oo Laascaanood Ka Dagay Iyo Masuuliin Heer-Qaran Ah Oo Halkaasi Ku Soo Dhaweesay + Sawiro

 

Waxaa goor dhawayd Madaarka Laascaanood ka soo dagay Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh, oo ka soo kicitimay Dalka jabuuti .

Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu hormuud u ahaa Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Somaliland, Masuuliyiinta Gobolka Sool, Madax Dhaqameed Kala Duwan .

Waxaana halkaasi kalmado kala duwan ka yidhi Masuuliyiintii soo dhaweenta sameesay, Iyadoo prof Cali Khaliif-na uu ka mahad-celiyay Soo dhaweenta lagu qaabilay .

Prof Cali Khaliif ayaa sheegay in ka shaqeen doontaa Danta Umadda oo nabadgalyadu muhimadda kowaad tahay .

 

Goor Dhaw Naga Fisha Warkan oo Faahfaahsan .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso