Basaasadii Matta Hari, Shaydaankii Maryaha dumarka Xidhnayd

1876 ayay ahayd markii ay matta hari ku dhalatay wadanka Holland iyadoo magaceeda dhabta ahi ahaa Margareta Zila waxana ay ku kacaantay qurux ay gole jooga ku lahayd taasoo keentay in ay noqoto gabadh ay isha raggu si toos ah u hayso.

Advertisement

Ku Xayeysiiso