Maxaa Da’da Hawlgabka Looga Dhigay 60 Sanadood

Badanaa nidaamyada maamul ee dunida ka jiraa waxay leeyihiin qorshe hawlgab oo ay dadka shaqaalaha ahi shaqooyinka kaga baxaan iyadoo Da’da hawlgabka lagu noqdaana ay u dhexayso 60 ilaa 65, hadaba waa maxay sababta da’da lixdanaadka looga dhigay xiliga hawlgabka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso