Ma sidaan u haystay macalinkaygii mise siduu noqday ??? Ma anaa waalan mise cadanbaa laga heesayaa

Ma sidaan u haystay macalinkaygii mise siduu noqday ???

Ma anaa waalan mise cadanbaa laga heesayaa

 

Asalaamu alykum waraxmatulaahi wabarakaatu waxaan caawa u holaday ciilka iyo muragadaan saaka kala kulmay xaruntii wasaarada maaliyada oo aan kula kulmay waxaanan intaan jiray iga yaabiyay

Saaka abaaro sagaalkii waxaan wasaarada maaliyada u raacay Aabahay oo ah runtii ganacsatada wax ka iibiya wasaaadradaha dalka hadaba waxa looga baahdana si muwaadinimo leh ugu keena ayaa saaka maruu kasoo qaadanayay Voucher qaansheegad ah oo uu in mudaa ka sugayay wasaarada maaliyada ayaa saaka u dhamaaday hase ahaatee bilaa calayk voucherkaasi  dhib badan iyo jactad ayuu  kala kulmay waxaa ka masuula idhahayga ku arkayay macalinkayga salaama school luqada ingriisiga noo  dhigi jiray  oo ah hada shaqaalaha wasaarada maaliyada ahna ninka diyaariya voucherada wasaarada maaliyada ka baxa oo dhan <<<Mohamed  Husein Sulayman

Intuu macalinkaygu shaqadan hayay maan arag hase ahaatee saaka waan isku dhaygagnay  Allaw sahal umuuraha Taasaynu Ictiraaf doonaynaa

 

Soo jeedin waxaan soo jeedin lahaa hadaba inay wasiirad zam zam cabdi si hoose u eegto wax aka socda wasaaraday masuulka ka tahay ooy iska dhaafto booyadahan iyo timirtan la qaybinayo ee ay joogta uun dhanka kale ay usoo jeesato siday uga shaqayn lahayd hirgalinta awaamiirtan uu madaxwaynuhu soo saarayo in lagu xakameeyo shilinka somaliland specially ay laashaba shanta kun ee soomaliland ee suuqa lagu soo daayay

 

Student: Mohamed D.Abdirahman

Student     Admas University

  

Advertisement

Ku Xayeysiiso