Shirkadah Isgaadhsiinta iyo Xukuumada Waxa La Gudboon In Darrasad Iyo Baadhitaano Lagu Sameeyo Dollar Bararka Iyo Sicic Bararka Is Gaashan Buureystay W/Q Nim’aan Adaani Husien

Dunidu  Markay La Kulanto Dhacdo Ugub Ku ah waxay Sameysaa Daraasado badan iyadoo ku baadhaysa dariiqa Ugu Haboon Ee Laga Hor tagi karro arinkaasi in aanu mar danbe soo noqon.

Waxa Hubaal ah In sicirka Dolarka ee Somaliland Dhexdediisu Uu Gaadhay Meeshi Ugu Sareysa Halka Dhanka kale Maciisaduna ayy marysi meel sarre.

Waxa guul uu ah in dalkeena iyo dadkiisab in shirkadah is gaadhsiinta ee dalku ayy muujiyeen doorkoodi horumarneed ee dalkeena, waxayaabaha lagu amaani karro shirkadah is gaadhsiinta ee dalkeena waxa ka midda ah iyagoo gaadhsiiyey adeegiyadoodi goobaha fog fog ee miyiga  ilaa dadka ku teedsan dhamaan xuduudka dalku leeyahay.

 

Waxayaab uu baahan in la dul istaago waxa ka midd ah inay shirkadah is gaadhsiintu tuulo tuulo isgu xidheen dalkeeni iyadoo dadkii kuwada xidhiidhinay adeegyda telefoonad gacnta iyo adeega casriga ee internetka kaaso waxayaabo baddan uu sahalay bulshadeen hadday noqto xagga waxabrshada caafimadka.

Haddab in dalku ku talaabsado horumara dhinaca technolygda ah waa muhiim uumadu uu baahntay ina ay uumadaha filkeed ah la talaabsato ama ay ka horu marto.

Waxayaabah Akhristow  uu baahan in la iftiinsho  waxa ka midd ah in adeegyada kaydka lacgah ee zaad iyo Edahab ayy yihiin adeegyo ku cusub dunida oo qofku ku keydsanyo lacagtiisi isla markaan uu ku adeeganyo goob kasta oo uu joogo.

Adeegyadan keydka lacagtu waxaynu odhan karanaa waa arrin marka  dhinaca laga eego faaiido uu leh dadka isla markaan khasaarihiisa wataa, haddaynu ku horeyno faaiidada waxa uu ku sahalya adigoo jooga meel ka mida dalka inaad meel kale si sahalan aad uugu dirsan karrto islamarkaan wuxuu fududaynaa arrin wakhti  qaadan lahaday uug yaraan nus saac inaad hal miridhi ku dhamayso waxyaabahu furfuray waxaa ka midd ah ganacsigii oo balaadhay degmo ilaa degmo si xawliyan uu socday.

Arrinta khasaarah waxa weeye wuxuu hore seeday in sicir barrar dalkii ka dhaco oo miciishadii ay sare uu kacdo isla markaana lacgtii kaashaka ahday ee dadka dhex soctay ay meesha ka baxady, in laga dhigaya adeegayadan laba hab oo ah kaash iyo dollar uu qofku ku doono ku adeegan karro, in khaldaad badani ay ka dhaceen marka ay dadku isku dirayaan lacgah isla markaan ay wakhti qaadato sidda loo soo celinyo halkaaso qofkii ka niyad jabyo istacmaalda adeegyadan.

Arrinta uu danbeysa ee igu dhalisay inaan maqaalkan qoro waxa weeye khaldaad ka imanay shaqaalah shirkadah isgaadhsiinta marka  ay meherdah gancsiyda ama dadka diwaan geliniyaan iyagoo uu qorya si aan magcoodii ahyan arrintaas oo ah waxa lag xumaado maadama shaqaalah shirkaduhu uu baddan yihiin dad akadamiya ah ama waxabrshada heer dugsi hoose midd dhexe midd sarre ilaa heer jamcded sida lagu tilmaamo.

Waxaan ku soo af meerayaa maqaalkaygan akhristow si khaldaadku uu yaradaan heerka gancsiga dalkuna uu noqdo mid si xawliyah uu kobca gancsatduna ay faaiido ka helaan dadkuna faido uu hellan waa in  in shirkadah is gaadhsiintu ay iska saxaan khaladaadkoda (writing Error)marka ay waxa dinwaan gelinayaan

Qalinkii: Nim’aan Adaani Hussein

 Bachelor science of public health

Cadaani123@gmail.com

Hargiesa Somaliland

La soco Qeybah Xiga

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso