DDSI : Dhakhaatiir ka Qayb Qaadanaysa Abaarta kana Socota Tigray Region oo ka soo dagay Garoonka Diyaarada Garaad WiilWaal Jigjiga

Dhakhaatiir ka Soo Kicitintay Tigray Region kana qayb qaadanaya gacana ka geysanaya Abaaraha ka jira Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Garoonka Caalamiga ah ee Garaad Wiilwaal ee Magaalo madaxda Dawlad Deegaanka Somalida DDSI.

Dhakhaatiirtan ayaa waxa soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Dawlad Deegaanka horkacayayna Afhayeenka ahana Gudoomiyaha XDSHSI Mudane Maxamed-Rashiid Isaaq

Advertisement

Ku Xayeysiiso