Golaha Wasiirada oo aan Shir Caadi ahayn Maanta Yeeshay shirguddoominayay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Go`aamo ka soo saaray Qiima dhaca ku Yimid Shilling ka somaliland iyo Sixir Bararka Taagan Hadda.
100 Doolar Wax Ka yar Zaad iyo E-Dahab laguma Diri karo sixirka Suuqa ee shilinka Somaliland ka ahna 700 kama sarayn karo waa go’aan ka soo baxay Golaha Xukuumada oo uu hoggaaminayey Madaxweyne Axmed Silaanyo