tayo laan daawooyinka dalka dibada uga yimaada

                                     Fariin Caafimaad.

Bakhaaradii qalabka dhismaha iyo   qalabka laydhka  iibinaayey ee townka caasimada hargeisa oo loo badalayo si fudud goob caafimaad  farmasiyo

Kadib markii mulkiilahii bakhaarku uu soo ogaaday tayo la anta  dawooyinka dalka dibada uga yimaada iyo in daawooyinku  ay ka faaido badan yahiin  ganacsiga kale  si fududna uu hanti intii uu haystay hantiilahu ka dadan uu haysanaayo kadib  markii siyaasadii dawliga ee tayada daawooyinka  dalku ay luntay daawooyinkiina ay u gacan galeen hantilayaal ku maamulaaya  lacag adag

Iyadoo dekadaha iyo airport dalka aanay jirin qalab lagu ogaan karo nooca  dawooyinka dalka dibada uga imanaya iyo sifaha tixraac sharci ee lagula socon karo  nooca daawooyinka dalka  sameeyey daawadu noocyada ay ka kooban tahay iyo sifa sharci ee dal ku galinta daawooyinka dalka dibada uga  yimaada

Iyadoo daawooyinkii dalka dibada uga imanayey  la ogaaday bukahii loo qoray markuu arimo  baadhis caafimaad dalka dibada ugu baxay in xanuunkii uu ka cabanayey  ay ka badnaatay waxyeelada caafimaad daro ee bukaha caafimaadkiisi ka soo gaadhay daawooyinkii  uu isticmaali  jiray waqtigii dalka uu joogay  taas oo ay sababtay  field caafimaad ee dawliga ahaa oo meesha ka baxay

Mushkuladaha iibka dawooyinka dalka oo sii batay waxay sababeen in  sii bataan pharmacyadii iyo rugahii caafimaadka daka iyagoo aanay jirin aqoon caafimaad oo ay ku shaaysanayaan ama sifo sharci dawladeed oo lagula socdo furnaantooda sharci meheradeed

Dawooyinkii oo aan la garanayeyn in ay dalka dibada uga yimaadanan iyadoo taarikhdii hore  laga soo badalay oo tariikh cusub  lagu soo dhuftay

oobahii dr dalku au ku shaqayn jireen ama ay qaliinka ay ku samayn jireen ayaa shaqaale caafimaad oo ajanib  ah oo dr sheeganayaa ay ku shaqay nayaan iyadoo ay tahay sharci daro iyadoo ay gacan soo dhawayn  ka helaan dar dalka oo ay ka luntay kalsoonidii iyagoo ku raadinaya aja anibkaa sumcad ganacsi iyo hanta raadin maxa uu yaala bukahii aan haysan gargaar  iyo hanta uu isku daaweeyo iyadoo dalka ay ku soo bateen cuduro aan hore loogu arki jirin taas oo aan odhan karo waxa u sababa  baadhislaanta daawooyinka iyo cunyooyinka dalka dibada uga yimaada

 

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

buux2010@gmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso