Daawo :Mudahraad Ka Dhan Ah Duqa Caasimadda Oo Maanta Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Xarunta Dawaldda Hoose Ee Hargaysya .

Bulshadan ayaa ka cadheesnaa talaabo uu Duqa Caasiamdda Hargaysa uu ku burburiyay agab yaallay dhismaha Cumar Caydiid ee Tiyaatarka, sidoo kale waxay meel adag ka istaageen waddo la sheegay in ay dhex marayso qeyb ka mdi ah Dhismahaasi .

Advertisement

Ku Xayeysiiso