Agaasimihii ToggaHerer Hargeysa oo Laga Sii Daayay Saldhiga New Hargeysa ka dib markii uu ka hawlgalay Gudoomiyaha Solja


Waxa Hadda Saldhiga New Hargeysa laga sii daayay Wariye Maxamed Cabdilaahi Midhiq oo Ah Agaasimaha Shabakadda ToggaHerer Hargeysa oo Maanta Gelinkii Hore ay Xidheen Ciidamada Booliska .

Sii deynata Wariyaayshan ayaa waxa ka hawlagaly Ururka Suxufiyiinta Solja Gudoomiyaheeda Mr xuuto kuna Guuleystay in Wariyayasha la sii daayo Xoriyadoodana loo soo celiyo.

Wariyaayasha ayaa maanta Iyaga oo hawl maalmoodkoodii Caadiga ahaa  ku guda jira Buuq iyo Cabasho ka taagnayd markaa Dawlada hoosena duubaya ayay Ciidamadu Xidheen si aanay u duubin Dadweynahaa Cabanayay iyo dhacdada markaa ka taagnayd Xarunta Local Government Hargeysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso