Wasiir:-Samsam Cabdi Aadan oo Joog Iyo Jiifba Diidey Guntigana Dhiisha Iskaga Dhigtey Kana Damqatey dadka ay abaaarahu saameyen. W/Q. cabaas xuseen faarax

Sida aynu la wada socono dalkeen waxaa ka jira abaaro saameyey dal iyo dunyo ba abaaraaha ilahay SCW ayaa ka baryeynuu inuu nagu dulqaado , abaaruhu waxay xoog usaameyen gobolada bariga 70% xaga ay gobolada galbeed ay saameyan 25% dadkii ku sugnaa bariga ayaa usoo guuray galbeed waxay caado uleeenahay hadii aynu nahay rer Somaliland in aynu is quudino oo aynu is garab qabano beerihi iyo daaqii ayaa loo furay dadki kazoo guuray bariga mahad baladhan way u dan yihiin .

Dhinac kale wasiir zamzam ayaa ah Wasiirka kaliya ee xoog uga damqataay dadka ay abaaruhu saameyan oo habeen iyo maalinba ka shaqaysa sidii ay dadkaasi wax u qaban lahay maalmihii nasoo dhaafay waxay wasiiradu ugu deeqday gudiga abaaraha lacag dhan 1,000,000$ lacagtaasi oo ay wasiiradu balan qaaday iyo lacago fara badan oo ka hooreyey waxa kaloo jira in ay wasiiradu ugu deeqday gudiga abaaraha booyado kuwa biyaha qaada ah taasoo la doonayo in dadka ay abaarahu saameyn biyaha loogu dhaaamiya ilaa in ta ay abaartu ilahay naga dulqaaaday.

Waxa kalo jira in ay wasiradu dadalal fara badan u gashay sidii dad wayna iyo ganac sada waaweyn iyo kuwa dhexeba ay uga qabqaadan lahayn sidii dadkaaa abaarauhu samayen waxa loogu qaban lahaa wax kalo jira in ay wasiradu shaqoyinkii ay qaranka u haysay halkeedi kawad oo aanywax dayac ahi ka muuqan taasi waxay muujinaysaa in ay wasiradu ka soo baxaday xilkeedi qaraankana u muujisay daacad nimo iyo dadal taasin waxay ka turjumaysaa in madaxweyne silanyo uu lahelay qofkii ku habonaa wasarada maaliyada .

Waxa kalo jir ay wasiraadu ugu deeqday dadka abaraugu saameyn 100 boyadood oo biya ah oo marna cagta laga qaadan waayo biyuhu waa nolosha bini aadanka sidaas daradeed waxa kalo jira in ay wasiraadu ka qoday deegaanka coodanle ceel biyood lagaga baxay biyo la,aantii ka jiray howdka iyo deegaanada xuduuda taasi oo si deg deg ah uu madaxweynu kaga soo jawaabay codsigaasi halkan kuma soo koobi karno waxa ay wasiradu qu qabatay dadka ay abaaruhu saamyen ilahay waxanu ugu baryeynaa wasiirka wasaarad maaliyada Marwo:- Samsam abdi adan Caafimaad Iyo Cimri Dheerer .

W/Q. Cabaas xuseen faarax

Tell. 063-4014327

Email. Abbas_LL@LIVE.COM

Advertisement

Ku Xayeysiiso