Gurmadka Abaaraha W/Q : Abdullahi M. Hussein

Waxan Halkan Ka Salaamayaa Bahada Warfaafinta Togaherer
Iyo Dhamaan Umadda Muslimka Ah Oo Dhan. Waxan Idin Leeyahay
Jimci Wanaagsan.Wa  Salaatu Calal Xabiib.
Waxan Jecelahay In Aan Ra Yigaga Ka Dhiibto Gurmadka Abaaraha
Ka Taagan Somaliland Guud Ahaan Waxan Halkan Ku Xusi Lahaa
Sida Aanu Aragno Gurmadka Abaaraha S/Land Dawlad Iyo Shicib.

1. Aad Iyo Aad Waxanu Ugu Mahadnaqaynaa Wasiirka Maaliyada
Samsam Abdi Adan Oo Ilaahay Ha Barakeyee Meel Walaba Joogta
Oo Si Hagar Li Ah Uga Qayb Qaadanaysa Gurmadka Abaaraha
Waa Wasiirka Kali Ah Ee Xukuumada Siirnanyo Hayganka U Ah
Gurmadka Abaaraha.
2. Waxan La Yaab Ah Dhamaan Xkuumadii Siiranyo Inay Ka Seextay
Gurmadkii Abaaraha Oo Wax Tar Iyo Guubaabo Midna Aanay Ka
Wadin Dalka Oo Dhan Maalaha Tan Waxa Dhaamay Siyaad Bare
3. Gurmadka Abaaraha Kama Muuqdaan Siirnayo, Siylic Iyo Dhamaan
Wasiirada Iyo Hay Daha  Ama Warsaardaha Dawladdu Midna
Waa Wax La Yaab Ah Ayey Kursiga U Fadhiyaan Waa Su Aal.
4tan La Leeyaha Gudida Abaaraha Qranku Lama Arag Lamana
Maqal Meel Ay Gurmad Ama Taakulo Raashin  Biyo   Dhar Iyo Waxa
Dadka Iyo Xooluhu U Baahan Yihiin Ayey U Qaybiyeen Hadaba Waa
La Yaab Ee Lacagta Iyo Raashinka Ma Waxay Ku Hayaan Bakhaaro
Iyadoo Dadkii Iyo Xoolihii Dhamaadeen Si Ay U Qaybsadaan.
Waar Dadka Iyo Xoolaha U Naxa Oo Wixii La Idiinku Dhiibay Si Degdeg
U Gaadhsiiya Duleeka Caasimada Hargeysa Ayaa Dadkii Iyo Xoolihii
Ku Dhamaadeen Waxanu Maqalnaa Maalyiin Doollar Ayaa Loo Dhiibay
Gudida Gurmadka Abaaraha Waar Ka Kaca Waa La Idin Weydiin.
5. Dawladda Siiranyo Waxanu Ku Aragnaa Xafladdaha Laakin Niyad
Uma Hayso Dadka Jilicsan Ee Abaarahu Damireen. Ugu Danbeentii
Waxanu Codsanaynaa In Laga Qayb Qaato Abaaraha Oo Siiranyo Ku
Amro Wasaaradaha, Ciidamada Iyo Shicibka  Tijaarka Inay U Gurmadaan
Dadka Iyo Xoolaha N Sii Dhamaanaya.

Wa Bilaah Tawfiiq
Abdullahi M. Hussein
Saudi Arabia

Advertisement

Ku Xayeysiiso