Blog Archives

Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani oo ilaahay uga baryay inuu u naxariisto Dr Aadan Yuusuf Abokor oo maanta lagu aasay Hargeysa.

Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani oo ilaahay uga baryay inuu u naxariisto Dr Aadan Yuusuf Abokor oo maanta lagu aasay Hargeysa.

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muhumed Cumar oo Xalay u hoyday Degmada Xarshin ee Gobolka Faafan ayaa saaka Dhagax Dhigay Wado isku Xidhi doonto Xarshin Iyo Degmada Gaashaamo.

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muhumed Cumar oo Xalay u hoyday Degmada Xarshin ee Gobolka Faafan ayaa saaka Dhagax Dhigay Wado isku Xidhi

Shirkadda Telesom oo Maktabadda Gabiley ugu deeqday lacag dhan 20,000 oo Dollar.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Aas Wadareed Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cumar Carte Qaalib Iyo Marxuum Suldaan Indha-case Oo Lagu Aasay Xabaalaha Baqiic

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Aas Wadareed Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cumar Carte Qaalib Iyo Marxuum Suldaan Indha-case Oo Lagu Aasay

“Tartankii Ciyaaraha Waa La Isku Dhex-galay, Oo Meelo Aanay Dawladeenu Gaadhin Ayaa Ciyaaraha Looga Yimid..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Gegida Kubbadda Cagta Ee Hargeysa Stadium Iyo Xarumo Ka Mida Laamaha Dawladda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Gegida Kubbadda Cagta Ee Hargeysa Stadium Iyo Xarumo Ka Mida Laamaha Dawladda. Hargeysa-14-11-2020-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,

Xisbiga wadani oo si adag uga horyimid go aankii golaa wasiiradu ku joojiyeen soodajin ta gaadhiga vits

Komishanka doorashooyinka Somaliland oo soo saaray waqtiga rasmigaa ee ay bilaab-mayso diiwaangelinta codbixiyayaasha somaliland.

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey Ka Dib Markii Uu Soo Dhameystey Socdaalkiisii Imaaraadka Carab

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey Ka Dib Markii Uu Soo Dhameystey Socdaalkiisii Imaaraadka Carab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XM/249-574/112020, uu ku dhaqan-geliyey maalinta la bilaabayo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka.

XEER MADAXWEYNE: 04 /11/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XM/249-574/112020, uu ku dhaqan-geliyey maalinta