Dhinacyada isku haya Xukunka Liibiya oo lagu dhex-dhexaadinayo jarmalka

Dhinacyada isku haya Xukunka Liibiya ayaa waxaa lagu dhex-dhexaadinayaa Magaalada Munich ee Dalka Jamalka.

Magaalada Munich ee dalka Jarmalka ayaa waxaa bayaan laga soo saaray shir caalami ah oo xal loogu raadinayo in Xabad-joojin iyo degenanaasho laga dhaliyo dalka Liibiya, kaas oo dhawaan ka furmay dalka Jarmalka, iyadoo shirkaas laga soo saaray bayaan dhinacyo badan taabanaya oo heshiis dhex dhigi kara dhinacyada kala duwan ee Liibiya.

Xaaladda dalka Liibiya ayaa noqotay mid faraha ka baxday noqon , maadaama ay sii xoogaysteen colaadaha ka taagan dalkaasi, iyadoo ay jiraan hub iyo ciidamo dheeraad ah oo ku qulqulaya dalkaasi si ay u kala taageeraan dhinacyada isku haya halkaas.

    

Advertisement

Ku Xayeysiiso