Gudaha ka eeg : Madaxweyne Cagjar oo isku shayndhayn kooban ku sameeyey dhawr wasiir oo ka mid ah xukuumadiisa

Madaweynaha dowlad deegaanka Somalida Ethiopia ayaa isku shaandhayn kooban ku sameeyey qaar ka mid ah wasiiradiisa hoos ka eeg isku shaandhaynta kooban iyo wasiiraday saamaysay

Wasiirka Madaxtooyada Hasan Daadhi
Wasiirka Ganacsiga Bashir Shaafi
Wasiirka Waxbarashada Faatax Maxamed
Easiirka Jidadka Rooble Bucul
Wasiirka Biyaha Cabdi Hurre
Wasiirka Horumarinta Magaalooyinka Cabdiraxman Ciid Daahir
Wasiirka Waraabka Iyo Dooxoyinka Cabdisalaam Qayo
Maareyaha TTC Cabdulahi Gasile

FG. waxa cusub uun wasiirka Waraabka iyo Dooxooyinka inta kale waxay ahayeen wasiiro jagada uun loo kala badelay.

Wixii kale ee soo kordha waanu idin la soo socodsiin doonaa ee Isha ku haya

Advertisement

Ku Xayeysiiso