Guddoomiyaha Jaaliyada Somaliland Ku dhaqan Magalada LEEDS UK wuxuu Tacsi u dirayaa marxuum FATXAAN YUSUF KAAHIN 

TACSI

INNA LILLAHI WAINNA ILLAIHI RAAJUCUUN

TACASI:- Guddoomiyaha Jaaliyada Somaliland KudhaqanMagalada LEEDS UK oo ku hadlaaya mag aciisa, hoggaanka jaaliyada , Gudiga fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta, iyo dham maanba Jaaliyada rer LEEDS

Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa Reer Adan Saxar iyo HOOYADOOD iyo Dhamaan  Reer Yusuf Kaahin eheladii – xaaskii- carruurtii- asxabtii geeridii ku timid marxuum FATXAAN YUSUF KAAHIN oo dhowaan ku geeriyooday Magalada Hargeysa

Guddoomiyaha Wuxuu eeba uga baryeeynaa inuu naxariistii janno ka waraabsho dadka eheladisiina samir iyo iimaan alle ka siiyo

AMIIN AMIIN AMIIN

Guddoomiyaha :- LEEDS SOMALILAND COMMUNITY CENTER UK

A. H (WARMAHAYE)

07944334512

Advertisement

Ku Xayeysiiso