Daawo-Salaamaha Ciida Iyo Dadweynaha Magaalada Hargeysa ,eEhliyadoodana Hambalyo Balaadhan U diray Munaasibada Ciida Aw geed….

(Toggaherernews)-Salaamaha Ciida Iyo Dadweynaha Magaalada Hargeysa ,eEhliyadoodana Hambalyo Balaadhan U diray Munaasibada Ciida Aw geed….

Dadweynahaasi shacabka ahaa oo garoonka weyn Ee Hargeysa stadium salaaca ciida ku tukanaayey ayaa markii waajibaadkooda diiniga ah markii ay soo guteen ka bacdi ayaa waxay u warameen shabakadani caanka ah ee radio toggaherer ayaa hambalyo balaadhan u dirayen madaxda qaranka somaliland  iyo ehliyadooda….

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso