Daawo-Cali Maxamed Xasan (Cali Mareexaan) Ayaa Iska Difaacay Warbixin Uu Xildhibaan Naasir Cali Shire Uu Dhawaan Golaha Ka Horjeediyey Kuna Soo Qaaday …

(ToggahererNews)-Cali Maxamed xasan (Cali Mareexaan) Ayaa Iska Difaacay Warbixin Uu Xildhibaan Naasir Cali Shire Uu Dhawaan Golaha Ka Horjeediyey Kuna Soo Qaaday …

Cali Maxamed xasan (cali mareexaan) oo maanta booqasho gaaban ku yimid golaha wakiilada somaliland ayaaiska difaacay eedaymo uu xildhibaan naasir cali shire dhawaan u jeediyey masuulkaasi mar uu xildhibaan naasir cali shire warbixin uu siinaayey mudanayaasha golahaasi wakiilada somaliland,waxaanu cali mareexaan wacad uu ku maray in aanu ka hadhaynin oo uu la tiigsanaayo shariciga dalka u yaal waa sida uu  hadalkiisa u dhigaayey..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso