TUKARAQ: Baroortu orgiga ka weyne, ma batrool baa ku jira

TUKARAQ: Baroortu orgiga ka weyne, ma batrool baa ku jira

Humaagayn xiiso leh oo lagu sameeyay is-maan-dhaafka Tukaraq ee gacan-ka-hadalka keenay ayaa tibaaxday inuu ergayga gaarka ah ee Qaramadda Midoobay, Michael Keating, oo Jabuuti ku sugani uu shir fogaan-maqal ah (Teleconference) isugu yeedhay madaxweyneyaasha Soomaalida qaarkood, oo ay ka mid yihiin

1. Farmaajo,

2. Muuse Biixi,

3. Cabdiweli Gaas,

4. Ismaaciil Cumar Geele, iyo

5. Cabdi Maxamed Cumar

Ka dibna su’aal isku mid ah ayuu waydiiyay dhamaantood, oo ah “Maxaa keenay dagaalka Tukaraq, maxayse tahay muhiimadda adiga daabiyaddan kaaga jirtaa? Lifaaqa ka akhri jawaabahooda oo ay mdina maan-gal noqon wayday.

Lingaxa Hoose guji si aad uga bogato

TUKARAQ-BAROORTU ORGIGA KA WEYNE MA BATROOL BAA LAGA HELAY

Thanks
Axmed Toorno

Advertisement

Ku Xayeysiiso