Sucuudiga: Araga Bisha Shawaal oo laga arkay Dalkaasi

Wararka ka soo Baxaya Dalka Sucuudiga ayaa sheegaya Sugnaashaha in laga arkay Bilashada Bisha Shawaal Dalkaasi.

Taas oo ka dhigan in berri oo Jimce ag ay tahay Maalinta Koowaad ee Ciidal Fidriga.

Waxa uu sheegay Cabdilaahi Alkhafiiri in araga Bishu ahaa mid fudud oo si waadix ah loo arkay.

Geesta kale Maxkamadda Sare ee Dalkaas ayaa ku dhawaaqday in ay Berri tahay Ciid , bilashada Bishana laga arkay Dalka Sucuudiga.

Advertisement

Ku Xayeysiiso