Dawladaha illaa Hadda ku dhawaaqay in ay berri tahay Ciid…

Inta badan wadamada caalamka Islaamka ayaa looga dhawaaqay in berri ay tahay maalinta koowaad ee Munaasabadda Ciiddul Fidriga kadib markii ay bilatay Bisha Shawwaal ama Soonfur. 

Illaa Hadda dawladaha ku dhawaaqay in ay berri tahay Ciid waxa ka mid ah Dawlada Saldanada Cumaan, Maleesiya, Indonisia, Burnei,Singapore, Sucuudiga ,Imaaraatka,Qatar,Kuwait, Masar.

Advertisement

Ku Xayeysiiso