Washington oo Madaxooda dul dhigtay Malaayiin dollar macluumaadka ku saabsan hoggaamiyayaasha xagjirka ah ee Pakistan


Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa Khamiistii ku dhawaaqday in ay madaxiisa dul dhigtay $ 5 Million oo abaalmarin ah oo ku saabsan xogta hoggaamiyaha Taliban Mullah Fazlullah.

Wasaarada ayaa sidoo kale ku sheegtay hadalkeeda in $ 3 milyan oo doollar loo qoondeeyay wararka ku saabsan Abdul Waleed, oo ah hogaamiyaha xisbiga Jamaacatul Axraar ee ka go`day Taliban Baakistaan iyo Mangal Bagh oo ah hoggaamiyaha kooxda Askar al-Islam oo lagu eedeeyay in ay bar-tilmaameedsato ciidamada NATO.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso