Gudaha Ka Eeg :Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Booqasho Tacsi Ah Gurigiisa Ugu Tagay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe .

Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Md:Ahmed Mohammed Silanyo ayaa Maanta Booqasho Tacsi ah Guriigasa ugu Tagay Gud:Faisal Ali Warabe.

Sidoo kale Guddoomiyaha waxa Tacsi ugu Yimid Badiba Siyaasiyiinta,Ganacsatada Culimada Madaxdhaqameedka iyo Wax Garadka Reer Somaliland.

Wiil uu dhalay Gudoomiye faysal oo lagu magacaabi jiray Sayid Xuseen ayaa bishii hore ku geeriyooday Dalka Suuriya .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso