Daawo: Salaad uu ku Tukanayay Kaniisadda kamay hor istaagin inuu daawado ciyaar Socotay!!!!

Nin ayaa sameeyey hab uu u daawado ciyaar kubadda cagta ah isaga oo aan kala jarin salaad uu ku tukanayay kaniisadda isaga oo telefoonkiisa gacanta ag dhigay wiil uu dhalay oo yar hurdana kuna jira gaadh ciyaalka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso