War Degdeg ah/Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo hadeer ku dhawaaqay Golahiisii Wasiirada Iyo kuxigeenada Oo dhamaystiran… Se waa kuwee wasiiradiisu

War Degdeg ah/ Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo hadeer ku dhawaaqay Golahiisii Wasiirada Iyo kuxigeenada Oo dhamaystiran… Se waa kuwee wasiiradiisu
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hada Ku Dhawaaqay Golihiisa Cusub Ee Wasiirada

1. Dr Sacad Cali Shire  Naaleeye (Wasiirka Arimaha Dibada)
2. Yaasiin Xaaji maxamuud Xiin Faarax   ( Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska)
3. Xasan Ismaaciil Yusuf Warsame  (Wasiirka Caafimaadka)
4. Maxamed Kaahin  Axmed  ( Wasiirka Arimaha Gudaha)
5. Ciise Axmed Yuusuf Cadale  (Wasiirka Gaashaandhiga)
6. Yuusuf Maxamed Cabdi  Raage  (Wasiirka Horumarinta Maaliyada)
7. Cabdiqani Maxamuud Caateeyey Fariid  (Wasiirka Cadaalada)
8. Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed  (Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta)
9. Axmed Muumin Seed  Habene (Wasiirka Horumarinta Beeraha)
10. Cabdriashiid Xaaji Ducaale Qanbi Cabdalla (Wasiirka Hawlaha Guud)
11. Yuusuf Maxamuud Nuur Boos (Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada)
12. Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jinbriil  (Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technologiyada)
13. Maxamuud Xasan Sacad Iidle ( Saajin) Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo dalxiiska
14. Hinda Jaamac Xirsi  Wasiirka Arimaha Shaqo galinta  Arimah Bulshada Iyo Qoyska
15. Maxamed Axmed Maxamuud Cawad  Wasiirka Horu Marinta Maal Gashiga.
16. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi  Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo horumatrinta Kaluumaysiga
17. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Diiriye Wasiirka Warfaafinta Wacyi Geinta Iyo Dhaqanka
18. Shugri Baandare Wasiirka  Deegaanka Iyo Horu Marinta Reer Miyiga.
19. Saleebaan Koore Yuusuf Cali Koore  Wasiirka Horu Marinta Biyaha.
20. Jaamac Maxamuud Cigaal   Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta
21. Cabdilaahi Abokor Cismaan  Wasiirka Gaaddidka Iyo Horu Marinta Jidadka
22. Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Wasiirka Arimaha Xidhiidhak GolayaashaDastuurka
23.Caawaale Ibrahim Shirwac lodoon ( Wasiirka Qorshaynta)

Wasiir Kuxigeenada
1. Maxamed Muuse Abees Faarax Wasiir Xigeenka Warfaafinta
2. Liibaan Axmed Yusuf Xuseen Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibada
3. Maxamed Muuse Diirye Wacays Kuxigeenka Arimaha Gudaha
5. Yurub Abiib Cabdi Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha
6. Maxamed Daahir Axmed Furre Wasiir Ku Xigeenka Horu Marinta Maaliyada.
7. Eng Xuseen Ibrahim Xasan Buuni Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta
8. Cabdiqaadir Maxamuud Dhaga Wayne Wasiir Xigeenka Waxbarashada
27. Cabdinaasir Jamac Cumar Rooble ” Kadin” Wasiir Xigeenka Horu Marinta Caafimaadka.
28. Sahal Maxamed Jaamac Faarax Wasiir Xigeeenka Gaadiidka Iyo Horu Marinta Jidadka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso