Sawiro :Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Oo Si Rasmi Ah Loo Dhaariyay .

Madaxweynaha Cusub Ee la Doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Madaxweyne Ku xigeenka la doortay Mudane C/raxman Claahi Saylici ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay Xilka Madaxtinimo .

Waxaana Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisu ayaa dalka hogaamin doonaan muddo shan sanno ah .

Xafladda Xil-wareejinta ayaa ahayd mid si mug leh loo soo cammiray, waxaana ka soo qeyb-galay madax ka socotay Beesha Caalamka, iyadoo ay ku sugnaayeen madashaasi Madax kala duwan oo miisaan ku leh Dalka .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso