Ciidamada Yuhuuda oo Ku Soo Riday Diyaaradaha Wax Basaasan ee aan Duuliyahah lahayn Buurta Goolan..

Ciidamada Yuhuuda ayaa sheegay inay soo rideen Diyaarad Nooca Wax Basaasa ah oo ay leeyihiin Ciidamada Suuriya .

Diyaaradan oo ah kuwa aan duuliyaha lahayn ayaa dul maraysay Buurta Goolaan.
Afhayeen u hadlay Ciidamada Israel aaa intaa ku daray in nooca diyaaradu ay ahayd mid lagu sameeyey Wadanka Ruushka sida la filaayo.

Waxaanu intaa ku daray in baadhistu socoto in ay la leedahay Iran iyo Xisbulaahiga Lubnaan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso