Maxaa Iga Yaabiyey Isbuucan !!!!!!!

Waa Maxay Micnaha Ereyga Yaab ?!!!!!!

Waa Ficil Kudhaca Nafta Markay Dareento Arin Sababtiisa Garanweydo !!..

Wakhtigan An Kunool Nahay aya Ladhaha Waa xiligii Surcada ( Dagdaga) Saa Darteed wararka ,sheekooyinka,dhibaatooyinka wuxuba wey iska Soo wada daba dhacaan hal mar , markaaseey maskaxdii yareed e dadka kujirtay dawakhdaa isweydiisaana maxaan keydiyaa ,maxaan qaataa Wareeree oo tacajubee !!!.

Sidaa Dareteed Ayaan Goaansaday Bal In Aan Kusoo Koobo Dagdagan Jira Arimaha Iga YAABIYA ,Sidaa Awgeed bal ila Wadaaga Dadweynoo Wiigan (Isbuucan ) Waxa Iga YAABIYEY :

1.Dowladda kurdistaan e ciraaq afti ay kaqaaday dadkeeda ba waxay isku raaceen 92% in ay ka goaaan ciraaq
xaqaas oo si toos ah uga soo wada horjeesteen dowladdo aad utira badan YAAB !!!!!

2.Gudomiyaha Wadani O yidhi wakhtiga dorashada halagu wareejiyo gudida dorashada hogaaminta ciidamada qaranka somaliland
yaabka yaabkiisa !!!!!!

3.cabdiraxmaan Saylici o mudo 9 sano soo ahaa hadana ah wali madaxweyne kuxigeen o walibana raba inu musharax muuse biixi
usii noqdo isagana madaxweyne kuxigeen Ciyaartaas mafahmin YAAB IGA DHEH !!!!

4.Xamarji oo ay maxkamadi kuso eedeysay inuu xaday raashin loogu talagalay dad baahan oo danyar ah waan yaabaa
isagoo xisbiga wadani kamid ah oo leh waxbaan dadka uqabaneynaa YAABKA YAABKIISA DHAHA !!!!!!

5.Ismaaciil yare iyo cirro o ahaa UDUB IYO Buubaa o kaso quustay somaliland majirto markey intaas wada galeen xisbiga WADANI
waan yaabaa talow guusha ay keenayaan waa maxay baan isweydiiyaa YAABKA YAABKIISA !!!!

6.Gobolka Burco Iyo Boorama oo labaduba bilaa badhasaabyo ah waxaan kayaabay kulmiye muusan dan kalaheyn cododka labadaas
gobol waa YAAB EE !!!!!

7.Wafdi salaadiinta beesha garxajis oo booqday boorama iyagoo u ololeenayaa xisbiga WADANI YAAB DHAHA
talow maxaa laga filanayaa dhinaca kale !!! walaalayaal isla markiiba waxa maskaxdiina kuso dhaceysa dhinaca kale in ay yihiin
Beesha HABARAWAL yaabka yaabkiisa wadankiiba ma labaa maan lees odhaneen !!!!!!!!!

8.Wasiirka dowladda ethopia o dhaleeceeyey somaliland isgoo ku andacoonaya in ay barakiciyeen oromadii daganeed somaliland
iyo jilicsanaantii jawaabta wasiirka arimaha dibada e somaliland YAABKA YAABKIISA !!!!!!

QALINKII:
Guled Maxamed Warsame
Ina Dr Hilib

Advertisement

Ku Xayeysiiso