Xaqdarrada Huursan ee ka jirta Garsoorka JSL W/Q : Xuseen Badmaax

Xaqdarrada ka jirta garsoorka waxaa
Xaqdarrada ka jirta garsoorka waxaa
Waxa la yaab leh oo gef ku ah xuquuqda
muwaadinka 8bilood inay xabsiga ku jiraan
Md.Muse Suldan C/Qaadir iyo Md.Daauud
Suldan Maxamed Suldan C/Qaadir ayagoon
haba yaraatee wax denbi oo ay dalka iyo dakooda
ba ka galeen aanay jirin!!! Taliyaha ciidanka booliska
qaranka jsl Md.Cabdilaahi Fadal lama garanayo
sharciga uu u cuskanayo ee uu ku haysto ilma Suldan.
8bilood ka hor Danbiilahii falka gaystay ee dhaawacay
Dhame Cabdi Kayd,kana tirsan waaxda socdaalka,
kana dhacay falkaasi dhismaha ay iibsadeen
sharkada Star group ee ku yaala goobta lagu magacaabo
Gacanta ee degmada M/Haybe wuu xidhanyahay,taliyahii
dhaawacmay ilaahay caafimaad kaamil ah ha siiyee
maanta cagahiisa ayuu ku socdaa…alxamdu lilaaha.hadaba
waxa aan garsoorka jsl ninka ugu sareeya waydiinaya inuu
shacabka jsl uga fadhiyo!:
1.Sababta Md.Muse Suldan C/Qaadir iyo Md.Daauud SuldanĀ Maxamedmuddo
8bilood ah loo hor keeni waayay?
2.Shacabka jsl waxay ka sugayaan Gud.Garsoorka jsl Md.Adam X.Cali inuu cadeeyo sharciga u baneeyay inuu muwaadin ku jiro jeelka ayadoon la hor keenin maxkamad muddo 8bilood ah denbi kasta oo lagu tuhunsanyahay?

Waxa shacabka jsl jawaab ka sugayaa Gud.maxkamada sare oo ah Gud/Gudida
cadaalada,ahna Gud.maxkamada Dastuuriga ah,ahna Gud.Waaxda garsoorka ayadoo lagu jiro waqti xasaasi ah oo doorashadii fooda innagu soo hayso!!!!

 

 

Allaa Mahad Leh.
Uf Ana Leh Qabyalad

Advertisement

Ku Xayeysiiso