Ogaysiis :Shirweynaha UCID YURUB Ee Finland Ka Dhici Doona Sabtida Soo Socota

Salaamu Caleykum wa raxmatullahi wa barakaatu dhammaan reer Somaliland

 

Waxaan ogeysiinayaa jaaliyadda rer Somaliland iyo taageereyaasha xisbiga UCID ee Yurub inuu ka dhici doono magaalo madaxda Finland ee Helsinki Shirweynihii Qaaradda Yurub ee Xisbiga UCID.  Ka soo qeygal wacan

 

Jamaal Maxamed

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso