Tacsi tiiranyo leh Geerida Marxuumad ASli AXmed Dable o

                                                                                                                                                        14/04/2017

Waxa aanu halkan ka tacsidaynayana Geerida naxdinta leh  ee ku timid caruurta aanu  habar wadaaga nahay oo uu ugu Horeeyo Axmed Nuur Xaashi  Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Madax tooyada  iyada oo anu  ka Tacsiyadaynayno geerida naxdin leh eek u timid Habar yartay Asli Axmed Dable oo ku geeriyootay maanta  Magaalada Hargaysa waxa aan leeyahay ilaahay naxriistii jano haka waraabiyo inagana Samir iyo iimaan haynaga siiyo Aamiin Aamiin

  1. Khadar Jirde  Axmed
  2. Ayaan Jirde Axmed
  3. Axmed Yaasiin Jirde Axmed iyo caruurtiisa
  4. Iimaan Dayr Jaamac iyo caruurtiisa
  5. Fadxiya Dayr Jaamac iyo caruurteed
  6. Faadumo  Dayr Jaamac iyo careeteeda
  7. Fadxiya Siyaad Aw Cabdi
  8. Siciid Siyaad Aw Cabdi
  9. Cabdi Najax Siyaad Aw Cabdi
  10. Rashiid Siyaad Aw cabdi
  11. Axmed Cabdi Buraale
  12. Saynab Cabdi Buraale
  13. Muuna Cabdi Buraale
  14. Farxiya Cabi Buraale
  15. Faysal Maxamuud Maxamed
  16. Kayse Koosar  Cilmi
  17. Xaliimo Xaashi shulaac iyo Caruurteed
  18. Basra Xaashi Shulaac iyo caruurteed
  19. Hooyo Barni Axmed Dable
  20. Hooyo Caasha Axmed Dable
  21. Ruun Axmed Dable
  22. Dheeg Axmed dable
  23. Maxamed Axmed Dabel

Dhamaan dadkani waxay tacsiyadaynaya caruurta ay ka tagtay Habaryatood ASli AXmed Dable oo Maanta magaalada hargaysa lagu aasay waxay ilaahay uga Barayan in uu naxariistii jano ka waarbiyo  Samir iyo iimaan saadiqana ka siiyo

Advertisement

Ku Xayeysiiso