Maayarka Caasimadda Hargaysa, Mudane Cabdikariin Ahmed Mooge ayaa maanta qalab casri ah oo ay ku shaqeeyaan gudoonsiiyay dhammaan madax qorsheedada dhulka ee sagaalka Degmo ee Caasimadda Hargaysa.

Maayarka Caasimadda Hargaysa, Mudane Cabdikariin Ahmed Mooge ayaa maanta qalab casri ah oo ay ku shaqeeyaan gudoonsiiyay dhammaan madax qorsheedada dhulka ee sagaalka Degmo ee Caasimadda Hargaysa.

Qalabkan Casriga ah ayaa shaqaalahan qaabilsan arimaha dhulka u ogolaanaya in ay si fiican u saxaan una hubiyaan qorshaha diiwaangalinta beeraha iyo dhulka.

Ugu damabayn, Duqa Caasimadda Hargaysa ayaa la dardaarmay dhammaan madaxqorsheedada dhulka in ay ilaashadaan qalabkan casriga ah ee lagu wareejiyay maanta una ilaaliyaan sida uu qof kasta u ilaashado hantida uu isagu leeyahay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso