Wasiirka Wasaaradda horumarinta Caafimaadka JSL ayaa ka qayb-gelay Xuska maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka aduunka oo sannad kasta maanta oo kale laga xuso guud ahaan Caalamka

Togaherer, Hargaysa October 10, 2022

Wasiirka Wasaaradda horumarinta Caafimaadka JSL ayaa ka qayb-gelay Xuska maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka aduunka oo sannad kasta maanta oo kale laga xuso guud ahaan Caalamka xuskan sidoo kale waxaa kasoo qayb-gelay wasirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda horumarinta Caafimaadka, agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaaladda taliyaha Ciidanka Asluubta, agaasimaha Waaxda Caafimaadka Maanka, Ganacsatada Qaadlayaasha, Dhakhaatiir, Aqoonyahano iyo shaqaale waynaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL.

Xafiiska Warbaahinta ee Wasaaradda
Horumarinta Caafimaadka JSL

Advertisement

Ku Xayeysiiso