Daawo: Shan Xaaladood oo Cusub Oo Covid 19 ah oo maanta laga helay Gobolka Maroodijeex kadib markii ay baadheen 20 ruux . Taas macnaheedu waxa weeyaan 1/3 ayaa qaba Xanuunka Covid 19

Daawo: Shan Xaaladood oo Cusub Oo Covid 19 ah oo maanta laga helay Gobolka Maroodijeex kadib markii ay baadheen 20 ruux . Taas macnaheedu waxa weeyaan 1/3 ayaa qaba Xanuunka Covid 19

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda H. Caafimaadka JSL. Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye Ayaa Warbixinta Maalinlaha Ah Ka Warbixiyayay Xaalada Cudurka Coronavirus Iyo Caafimaadka Guud Ee Somaliland.

#B) Magaalooyinka Xaaladaha Cusub.
——————————————————-
* Hargaysa: (5 qof)

#T) Da’da Bukaanadan Cusub
——————————————
* 33jir ilaa 76jir.

#J) Nooca Jinsiga Xaalladaha Cusub.
——————————————————-
* Rag: (5 qof)

#X) Faahfaahin Wadarta Guud Ee Xaaladaha.
——————————————————————
Wadarta Guud Ee Xanuunka Laga Helay: 48
Wadarta Guud Ee Xiligan Xunuunku Hayo: 37
Wadarta Guud Ee Xanunka Ka Bogsatay: 06
Wadarta Guud Ee Xanuunka U Dhimatay: 05

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL

Advertisement

Ku Xayeysiiso