Daawo Sawiro :Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Taliska Booliska Kuna Dhiirigeliyey Dedaalka Ay Ka Wadaan Dalka Ee Dhinaca Amniga .

Madaxweynaha qaranka Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kormeer ku tegay taliska guud ee ciidanka Booliska Somaliland oo ay ku soo biireen gaadiid farabadan iyo dhismayeel cusbi oo hada socda horena madaxweynuhu u dhagax dhigay

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso