Bismillaahi Arramanirraxeem.
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
Bismillaahi Arramanirraxeem.
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
annaga oo ah odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska
waxaa noo soo hoyatay qalbijab geerida murugada leh ee ku timi Xaji Cabdulkarim Xusen xaajiga lama soo koobi taariikhdiisa iyo waxtarkiisa wuxuu la qiimo ahaa 120 nin waxanu leenayahy innaallilaah wa innaa ilahi raajicuun waxaanu Allah uga baryeyna inuu ku abalaal mariyo wixii aan la soo koobikarin ee uu gaystay intuu uu noola dhamman umadda afka somaliga ku hadasha gaarahan shacabka reer Somaliland oo ay adagtay in la helo cid dhiganta waaxa loo bahanyahay in sidaas loo wada noqdo samatalis lagu guulaysto si dal dadba homumar loo gaadho
waxaanu leenanahay samir imaan qoyska iyo dhamaan dalka dadkii ka baxay
xaajigu wuxuu geeriyooday bil ramadaan oo barakaysan kuna beegan 5 shantii bisha ramadaan maalin jimce ah waxaanu geeriyaaday xilligii Allah ugu talagalay
Deeq Cabdi Digale