Mudàharàdka Safaarada Imaaraadka Lòndon waa mustaafirinta Somalida halka ka shaqaysàta

Waxaan arkaaye maalmahan xayeysiis ku
> saabsan in mudaaharaad lagu hor sameeyo safaarada horteeda
> taas oo leh khatar aan u muuqaan dadka siyaasada ìsku
> haya.
> .Dalka Imaaràdka waxaa ka shaqeeya Somaĺi badan.waxaa
> dhici karta in Somalidà la soo wada mustaafiriyo.
> Dawladaha Carabtu maaha sida kuwa reer galbeedka. Ma
> xamilaan mudàhàràad iyo in cidi ka hortimaad. Tusaale
> ahaan markì Jabuti iyo Imaaràdku iska horyimaaden waxà
> dhacday in dadkì sitay Baasabooŕka Jabuti ĺoo diiday in
> ay soo galaan imaaraadka.dadka masàkinta ah ee
> Baasaboorkoodu galaaftay wax shaqo ah kumay lahayn waxa
> labada dawladood dhex maray..Siďaa dartèed waxaan ka
> codsanaya dadka arinkaa wada in ay joojiyaan
> mudaaharàdkaa. Waxaan kale oo ka codsanaya muruqmaaĺka
> Imaaràdka ka shaqayßta in qof waliba ka waaniyo talaabada
> khàtarta ah kuwa waxà Kaĺsan TVo oo si kale ku muujiyo
> dareenmiisa
> Kalsan TV na waxaan leeyahay sumcadàada ilaasho
> Maxamad Cali

Advertisement

Ku Xayeysiiso